DHAGEYSO:-Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Oo Shuruud Ku Xiray Inuu Xilka Wareejiyo

0

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa habeen kahor waxa uu xilkii ka qaaday guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Maalin sufuroow,isaga oo xilkaas u Magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

Hayeeshee waxaa haatan soo baxaya warar sheegaya in guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Cabdullaahi Maalin sufurow uu shuruud adag ku xiray inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha Cusub.