DAAWO:- Somaliland oo Hanjabad hawadda u marisay Madaxweyne Gaas

0

Maamulka Somaliland ayaa dhawaan ka caradooday safarkii uu Madaxweyne gaas ku tagay gobalka sanaag ,gaar ahaan Magaaladda Badhan.

Qaar kamid ah madaxda Somaliland oo hargeysa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in Gaas uu soo faragaliyo gobaladda Somaliland.