DHAGEYSO:- Nabadoono ka hadlay socdaalkii Gaas ee Sanaag

0

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag nabadoon Cabdiqani Max’ud Faarax ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta waxa uu kaga hadlay safarkii M. weynaha Puntland Md. C/wali Max’ed Cali Gaas uu dhawaan ku tagay magaalada Baran ee xarunta gobolka Sanaag Bari. Safarkaas oo ahaa kii ugu horreeyey ee madaxweyne PL xil ka haya uu ku tago halkaas.

Nabadoon C/qani ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dareenka bulshada deegaanadaas ee la xiriira safarka madaxweynaha, sheegashada Somaliland ee gobolkaas, dilkii AU Suldaan Xasan Cali Jibriil iyo arimo kale.