DHAGEYSO:- Waare ”Anaga sida Galmudug oo kale madoonayno inaan Bur burno ”

0

Madaxweynaha Maamulka Hiirshabele Maxamed Cabdi waare ayaa kabaxay heshiiskii kadhanka aha dowladda dhexe xili uu shalay warbaahinta kula hadlay Muqdisho,wuxu sheegay inaysan doonayn maamulkiisa in uu noqdo midka Galmudug.

Waxa uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in khilaaf joogto ah aysan wanaagsan,isal markaana uusan dooneyn inay noqdaans idii Galmudug oo kale.

“Maalmaahan saaxibadey wadahadalo ayaa inoo socday qaar badan kuma faraxsana waxa socda waxay diyaar u yihiin wadahadalka dowladda,balse anaga ka hir-Shabeelle ahaan madooneyno inaan noqono sida Galmudug,dowaldda aan la hadalno iyo la hadli meyno ayuu yiri Madaxweyne Waare.