DHAGEYSO:- Talaagadaha Shaaha lagu Cabo oo lagu soo qariyeey Maado Halis ahh

0

Xilli baraha bulshada si weyn loogu hadal haya darmuuusta shaaha lagu shubto oo laga helay waxyabo dadku ay shaki ka qaadeen ayaa waxaa arintaas ay gaartay Degmada bocame ee gobolka sool oo dadku ay ka fogaaden inay shaaha ku shubtaan falaaska ama darmuuska .

Gudoomiye ku xigeenka Degmaas oo Allgalgaduud xirir la soo sameeyey ayaa sheegay in dadkii degaanka shaki lagu abuuray meel laga keenay aysan aqoon wuxuuun xaqiijiyey in dadku ay ka fogaadeen hda darmuusyadii ay shaaha ku shuban jireen .

Wuxuu wasaaradda caafimaadka Puntand ka codsaday iyo coid kasta oo ku shaqa leh arintana inay baaritaan sameyeen