DHAGEYSO:-Gugddiga doorashada Gud. baarlamaanka Galmudug oo shaaciyay xilliga doorashada

0

Kulan xalay magaalada Dhuusamareeb ay ku yeesheen guddiga doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa waxa ay ku shaaciyaan jadwalka doorashada gudoomiyaha baarlamaanka.

Guddiga ayaa sheegay qabashada codsiyada xubnaha musharaxiinta inay bilaabaneyso maanta oo taariikhda ay ku beegaan tahay 20 September, ayna ku egtay maalinta Sabtida ah oo taariikhdu tahay 22-ka bishan.