DHAGEYSO:- Guddoomiyaha Racfaanka Gobalka Banaadir oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay

0

Xili dhawaan soo baxayeen warar sheegaya in shacabka ay u cadaalad doontan degaanadda alshabaab maamulaan ,kadib markii ay ku kalsoonan wayeen garsoorka dalka.

Guddoomiye Abshir Cumar cabdulaahi oo dhawaan la magacabay ayaa ku tilmaamay warkaas in uu yahay mid waxba kama jiraan ah,isla markaana lagu dacayadeynayo garsoorka dalka.