DHAGEYSO:- Ganacsade xalay lagu dilay Baladweyne

0

Taliska Xasinta Ciidanka Booliska Baladweyne ayaa kooxda alshabaab ku eedeyeey inay kadambeyen dil xalay lagu geeystay magaaladdas mid kamid ah Ganacsatada qaadka keenta Baladweyne.

Taliyaha Xasilinta gobalka Hiraan Axmed Cabdulaahi oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dilkaas ay kadambeyen alshabab ,isla markaana wadada ay u galeen,xili uu kabaxayeey Magaaladda Baladweyne.