DHAGEYSO:- Carabey ” Sii haya Xilka Madaxweynaha Galmudug ayaan ahay ”

0

Maxamed Cabdi Xaashi Carabey ayaa sheegay in uu yahay madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug,isla markaana uu hayo booskii Madaxweynaha Galmudug Xaaf,isago sheegay in dhawan madaxweyne cusub lagu dhawaaqi doono.

dhanka kale waxa uu ka hadlay xaalada Khilaafka Galmudug iyo halka uu marayo khilaafkaasi labada dhinac.