DHAGEYSO+SAWIRRO:-Madaxweynaha Galmudug Oo Qaabilay Xubno ka Socday Aqalka Sare

0

Guddiga Golaha Aqalka sare uu u xilsaaray Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa la kulmay Madaxda Maamulkaasi uu ugu horeeyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Kulanka ay yeesheen Guddiga Golaha Aqalka sare iyo Madaxda Galmudug ayaa kusoo dhamaaday Guul iyo Isfaham, iyadoo Masuuliyiinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ay soo dhaweeyeen Doorka dhex dhexaadinta uu Aqalka sare u istaagay, iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin inay qaataan Doorka dhex dhexaadinta khilaafka jira