DHAGEYSO:- Shir la xiriira Amniga oo Muqdisho lagu soo gabagabeyey

0

Kulan wadatashi ah oo ku saabsan siyaasadda arrimaha bulshada kaasoo ay ka qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan dowlada Federaalka soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,iyado shirkaas uu ahaa mid hadalo kala duwan ay kaso jeediyeen masuuliyiintii ka qayb gashay.