DHAGEYSO:- Xildhibaan Baqdaadi” Caro shaqsi u qabtaan yaan Kalfadhiga lalal imaan”

0

Xildhibaan Cabdiraxmaan sheekh Baqdaadi oo kamid ah Xildhibanada Barlamaanka somaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay hadalo ay jeediyeen xildhibaano uu ku sheegay kuwo an isku haysan inay Dowladda Federaalka xubno kayihiin.

Baqdaadi ayaa sheegay in Carro shaqsi loo qabo in lala dhexyimaado Kalfadhiga Barlamaanka,isago sheegay inay taas fursad u tahay cadowga,digniin iyo waano ayuu u jeediyeey xildhibaanada Somaaliya