DHAGEYSO:- Waddamo Somaaliya kujirto oo Ciidamo u diray Koonfurta Suudan

0

Wadamada soomaaliya, ugandha iyo jabuuti ayaa dhawaan ciidamo udiray dalka koonfurta suudan,arintaanoo lagu go’aamiyey shir madaxeedkii madaxda Urur goboleedka Igad ay dhawaan kuyeesheen magaaladda Adiss ababa ee dalka Ethiopia

Ciidamadan ayaa ka qeyb noqon doonna kuwa Nabad ilaalinta ee jooga wadanka koonfurta Sudan, Ciidamadan la diray ayaa waxaa siyaabo kala duwan u falanqeyeey Aqoonyahandda somaliyeed ee Falanqeeya Arrimaha Caalamka.

Prof ibraahim faarax Bursaliid oo falanqeeya arrimaha Gobalka ayaa waydiinay Su’aalo dhowr ah oo la xiriira sababta Ciidamadda loogu duray Dalkas,iyo Somaaliya oo ciidan dhisan lahayn sababta ay ciidan ugu direen Koonfurta Suudan.