DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka hor yimid maamul loo magacaabay balanbale

0

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa ka soo horjeestay mas’uuliyiin cusub oo uu Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaale Geelle Xaaf shalay u magacaabay maamulka degmada Balan Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Maxamed Xaashi ayaa sheegay in aysan sharci aheyn magacaabistaasi, maadama sida uu sheegay xasaanadii Madaxweynenimo lagala noqday Xaaf.

Hoos ka dhageyso codka