DAAWO:- Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ”Anaga Xildhibaanada ah waajibkii na saarnaa ayaynaan gudanin”.

0

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa yiri ” Waxaa naga reeban inaan dalka indhaha ka ridno, balaayo iyo baas aanan ogeyna qoorta u gelino, amaankeena ma sugna, waxa ay taas tusaale cad u tahay in waajibkii na saarnaa aynaan gudanin”.

 

HOOS KA DAAWO