DAAWO Xildhibaan Cabdirashid Xidig ”Amniga maanta ayuu ka fiican yahay shalay”.

0

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa hadalkaan sheegay xilli Maanta uu hadal ka jeedinayey kulanka Golaha Shacabka ee ka socda Magalada muqdisho.

Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in amniga dalka xilligaan waqti ay ka wanaagsan tahay aysan jirin,isla markaana las oo marey xilli la dilayey wasiirada iyo xildhibaanada,waxana uu cadeeyey in amniga muqdisho uu yahay mid wnaagsan.

“Amniga maanta waa ka fiican yahay kii hore ee dadka yaan la qalqal galin waxaa jirtay xilli xildhibaanada ay si joogta ah u dhimanayeen, wasiiradana la dilayay isaga oo intaa raaciyey amniga magaalada Muqdisho hadda waa mid la isku halayn karo, oo meesha aan rabno ayaan ku shiri karnaa.

HOOS KA DAAWO