DHAGEYSO:-Shacabka Dayniile Oo Ka Cabanaya Kooxo Hubeysan

0

Nabadoon C/risaaq Mahad-Alle oo ka mid ah waxgaradka degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa walaac xoogan ka muujiyay kooxo Burcad oo dhibaato xoogan ku haya shacabka ku dhaqan degmadaasi.

Nabadoon Mahad-Alle ayaa sheegay in kooxahani oo ku hubeysan Mindiyo, ay dhac baahsan xilliyada habeenkii ah ka geystaan halkaasi.