DHAGEYSO:- Faroole oo ka hadlay Xubno kasocda Aqalka sare oo Garoowe gaaray

0

Madaxweynihii horre ee Puntland Cabdiraxmaan faroole ayaa maanta Garoowe kusoo dhaweyeey xubno kasocda Aqalka sare ee somaaliya kuwaas oo qayb ka qaadan doona dhexdhexaadinta Federaalka iyo dowlad gobaleedyada,

Faroole oo ka hadlayaay garoowe ayaa sheegay inay ku rajo weynyihin la xalin doono khilaafka dowlad gobaleedyadda iyo dowladda Federaalka somaaliya