DHAGEYSO:- Aqoonyahan Daqare oo ka hadlay Halku ku dambeyn doono khilaafka Galmudug

0

Maalmihii danbe waxaa khilaaf xoogan uusoo kala dhexgalay madaxda maamulka Galmudug, hadaba si aan khilaafkaas wax badan ooga ogaano ayaa wareysi layeelanay Pro Cabdiraxmaan Cabdulaahi daqare inagoona wax ka weydiinay waxa sababay khiaafkaas iyo xalka meesha uu kujiro.