War qoraal ah oo Ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne xigeenka Maamulka Galmudug ayaa waxaa Maanta isugu yeeray Dhamaan Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug , islamarkana ay ku Soo xaadiraan Magaalada Cadaado, Si loo amba Qaado Hawlaha Shaqo Ee Wasiirada Horyaala.
Go’aankan ka soo baxay Madaxweyne ku xigeenka ayaan la ogeyn sida uu dhaqan geli doono.