DHAGEYSO:-Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Galmudug oo gaaray Cadaado

0

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa  gaaray magaalada Cadaado, xilli uu khilaaf xooggan ka dhex jiro Maamulka Galmudug oo sababay in xilka laga qaado Guddoomiyihii Baarlamaanka Cali Gacal Casir.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa ka yimid dhanka Caabudwaaq oo uu maalmihii u dambeeyay ku sugnaa.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne kuxigeenka uu kulamo la leeyahay Mas’uuliyiinta deegaanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here