Golaha wasiirada maamulka jubbaland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in xidhiidhka loo jaray dowladda dhexe ee soomaaliya ka dib shir ay ku yesheen magaalada kismaayo.
Go’aankan ayaa u muuqda mid hogaamiye axmed madoobe uu horay u jeexay taasi oo wasiiradan ayna sinaba uga hor imaan karin amarkiisa iyo siyaasada uu kula dagaalamayo dowladda dhexe