DHAGEYSO:-Cali Gacal Casir oo ka Horyimid xil ka qaadis lagu sameeyay

0

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo la hadlay warbaahinta ayaa Waxaa uu ka horyimid Xil ka qaadis ay ku sameeyeen xildhibaano ka tirsan Galmudug.

Waxaa uu sheegay in xildhibaanada ku shiray Magaalada Dhuusa Mareeb ay ahaayeen dhalin yaro aan ka mid aheyn mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug,isagoona Sheegay in xildhibaano xiligan aysan joojin Magaalada dhuusa mareeb.