Akhriso:-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo shuruud ku xiray wada hadalka dowladda Federaalka

0

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray baaqii Madaxweyne Farmaajo ee uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shir wadatashi ah oo dhaca 17-18 nisha September, kaddib go’aankii dowlad goboleedyada ku hakiyeen wada shaqeyntii dowladda Federaalka.