DHAGEYSO:-Xal laga gaaray beelo ku dagaalamay deegaan hoostaga Garoowe

0

Waxaa Deegaanka shimbiraale oo hoos taga  Magaalada  Garoowe lagu qabtay kulan looga hadlaayay xalinta khilaaf udhexeyay xoolo Dhaqatada iyo beeralayda deegaankaasi ,kaas oo salka ku hayay is qab qabsi Dhuleed.

Waxgaradka deegaanka, iyo Culimada ayaa waxaa isku howleen sidii loo afjari lahaa dagaal beeleedka ku soo lab laabtay degaanka Shimbiraale ee Gobalka Nugaal.

Sidoo kale Waxaa goobjoog ka ahaa goobta lagu heshiisiinayay beelaha masuuliyiin ka tirsan Gobalka Nugaal iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland.