DHAGEYSO:- Warmurtiyeed laga soo saaray shir Garoowe kasocday

0

Warmirtiyeed Lagasoosaray Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda iyo Maamul Wanaagga Puntland ee Barnaamijka Dimuquraadiyadda oo magaalaga Gaeowe Lagusoo Xidhay.

Shirkan oo labadii maalmood ee ugu dambeyaay kasocday Garoowe,waxaana ka qayb galay masuuliyin kala duwan oo maddasha shirka hadalado kala duwan kajeediyeey.

Warmurtiyeedka kaso baxay shirka waxaa akhriyey Maxamed Cabdi Wahaab oo kamid ah Qaban Qaabiyaasha Baraamijka.