DHAGEYSO:-Cali gacal Casir oo xilkii laga qaaday

0

Xubnaha Baarlamanka Galmudug ayaa maanta sheegay inay xilkii ka qaadeen gudoomiyihii baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir.

Kullan uu guddoomiyey ku xigeenka 1-aad ee baarlamaanka Galmudug, Xareed Cali Xareed, ayaa looga dhawaaqay in codeyn gacan taag aheyd ay 46 xildhibaan oo ka mid ah 147 xildhibaan oo codeeyey ay xilka ka qaadeen guddoomiyaha.