Akhriso:-Madaxweyne Gaa oo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Septembar 2018 ku magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Xeer Madaxweyne Lr. 121 September 13, 2018, kuna saabsan magacaabid Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland

Markay tixgeliyey:                Aqoonteeda iyo khibradeeda shaqo

Markuu la tashaday:                   Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland

Waxuu Xeeriyey:

  1. WaxaaSaynab Ugaas Yaasiinloo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland.
  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu