Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo xalay Magalada Marka ee Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ku dhexmaray Al-Shabaab iyo ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Al-Shabaab ayaa xalay fiidkii weeraray degmadaas,waxana halkaasi ka dhacay dagaal socday mudo ku dhow saacad sida dadka degmada ay u sheegeen warbaahinta