DHAGEYSO:- Beelaha Gobalka Sool & Khilaafka Kursiga Barlamaanka PL

0

Mid ka mid ah Beelaha Dega Gobolka Ceyn ayaa ka heshiyey cida u mataleysa beesha laba kursi oo ay beeshu ku leedahay Baarlamaanka Puntland,iyado ay jiraan xiligan khilaafyo soo baxayaa oo Arrimaha kursigaas ku saabsan.

Sida uu Allgalgaduud u Xaqiijiyey Caaqil Jaamac Caaqil Saxardiid ooh nagu soo booqday Xarunta Daljir ee Garoowe ,wuxuu sheegay in Arrintaas xal laga gaaray.