DHAGEYSO:- Dhawacyada Qarixii Muqdisho oo dalka dibadiisa lo qaadayo

0

Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Wasiirka Caasimaadka Soomaaliya ayaa maanta booqasho kutagay isbitaalka Digfeer oo intabadan lageeyay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Muqdisho shalay ka dhacay .

Qarixii shalay kadhacay Xarunta Dowladda Hoose ee degmadda Hodan ayaa waxaa ku dhawacmay kudhawaad 20 qof oo isugu jira shacab iyo Rayid,kuwaas oo ka agdhawaa goobta qaraxa uu kadhacay,kaas oo loo adeegsaday gaari laga soo buxiyeey waxyaabaha qarxa.