DHAGEYSO:-Gudoonka barlamanka galmudug iyo hirshabelle oo si cad uga horyimid shirkii kismaayo

0
Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cusmaan Barre Ayaa Si Cad U Sheegay In Ayasan Jirin Wax dhibaata ah oo Hirshabeelle iyo DF oo dhaxyaal.
Dhanka kale  Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Shirka Kismaayo ku tilmaamay mid laga lahaa dano gaar ah sida uu hadalka u dhigay