DHAGEYSO:-Golaha Aqalka Sare oo war kasoo saaray baaqashadii kalafadhiga 4aad

0

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa qaadacay ka qeyb galaka Munaasabada Furitaanka Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga golaha shacabka ayaa ka dhacday xarunta Jen. Kaahiye ee Dugsiga sare ee Booliska, waxaana ka qayb galay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale.