Akhriso:-Madaxweynaha hirshabelle oo soo saaray wareegto xilka looga qaaday taliyeyaal ciidan

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii Waxaa looga qaaday taliyihii ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan ee Hirshabelle  Cabdi Maxamed Cali (Aweys) iyo ku-xigeenkiisa Cabdiqaadir Maxuud Ow-bakar (Dhagaweyne)

Sidoo kale, Madaxweynaha Hirshaballe ayaa u magacaabay  Taliyaha Cusub ee ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan Colaad Cabdullaahi Cusmaan.