DHAGEYSO:- Xisbiyadda Somaliland oo isku eedeynaya Jabhadaynta Col Caare

0

Dhawaan waxaa Kaso goostay Maamulka somaliland Gen Caare iyo ciidan uu hogaaminayo ,iyado Generaalkas uu kamid ahaa saraakisha maamulka somaliland ay ku xisaabtanto ee gobalka sanaag u qaabilsana ,wuxuu fariisin kadhigtay gobalka Karkaar,

hadaba waxaa soo baxayay eedaymo lo jeedinayaay Madaxda xisbiga wadani ee somaliland kuwaas oo lagu edeyeey inay tageeren Gen caare isla markaana ay bixiyeen kharashadka uu ku tagay Puntland .

Mid kamid ah madaxda Ururka Ucid ee somaliland oo warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay in xisbiga wadani uu khiyaano qaran sameyeey tageero balaran u mujiyeey Gen caare.