DHAGEYSO:- Dhalinyaro Qurbajoog ah oo Boosaso Adeeg Cusub kuso bandhigay

0

Magaalada Bosaaso oo lagu soo bandhigay adeeg casri ah oo loogu magac daray Dhaweeye ,kaas oo ay hirgaliyeen dhalinyaro qurbajoog ah dalkana kusoo laabtay.

Adeegan Casriga ah waxaa dalka kusoo kordhiyeey dhalinyaro Qurbajoog ah oo dalka dib ugu soo laabtay waxayna soo bandhigeen Apps ay dadku kuwadda xiriiran.