DHAGEYSO:-Beel Degan Puntland degta Oo Beenisay in Ciidankeedii Tukaraq ay Ku Biireen Somaliland

0

Waxgaradka, siyaasyiinta iyo dhalinyarada mid kamid ah beelaha degan deegaamada Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay beenisey hadal dhowaan ka soo yeeray maamulka Soomaaliland.

Xubnahaan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa beeniyey in ciidamo ka soo jeeda beeshaasi kana tirsanaa kuwa Puntland ay ku biireen Soomaaliland laguna soo dhoweeyey magaalada Laascaanood.