War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qarax gaari lagu xiray ayaa ka dhacay Isgoyska Ex koontarool Afgooye ee Magaaladda Muqdisho.

Sida ay xaqiijiyeen goob-joogayaal qaraxaan ayaa lagu dhajiyay gaari uu la socday askari ka tirsan Ciidamadda Dowlada Soomaliya,

Inta la xaqiijiyay illaa laba qof oo Rag ahaa, lana socotay gaarigaasi ayaa ku dhaawacantay qaraxa.

Qaraxa kadib ayaa waxaa goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya,waxaana goobta laga sameeyay baaritaano.

WAR DEG DEG AH:- Taliyaha cusub NISA ee Jubbaland iyo ku xigeenkiisa oo gudaha u galay magaalada Kismaayo.