DHAGEYSO:-Xukun Dil Ah oo Galinsoor Laga Fuliyay

0

Dhageysiga Dacwada Labada Askari Ayaa soocotay Todobaadyadaan Waxaan Loo Heystay Dilka Askari Kale oo Ka Tirsanaa Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21 Ee Gaar Ahaa Guutada 13 Ee Ciidanka Xooga Dalka  Waxaana Ay Dil Ugu Gesteen Duleedka Dagmada Galinsoor Ee Gobolka Galgaduud 13 Bishii Tagtay Xili Habeen Ah .

Hoos ka dhageyso codka