DHAGEYSO:-Wararkii Ugu Dambeeyey ee Kismaayo Shirkii oo Dib U Dhacay

0

Waxaa dibu dhac kuyimid shirkii madasha wadatashiga madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowladda federalka ah ee Soomaaliya oo maanta ka furmi lahaa magaalada Kismaayo.

Magaalada Kismaayo waxaa lagu soo dhoweeyey madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafti uu hogaaminayo oo arrimo tacsi dib ugu dhacay.