Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yareey) ayaa sheegtay in mar walbo ay ku qasban yihiin Guddiga Doorashooyinka Madaxda Banaan in ay ka shaqeyaan in ay u buuxin Kuraasta ka banaan Baarlamaanka Golaha Shacabka maadama laga doonayo in ay mar walba ay Kuraasta noqdaan Baarlamaanka 275 Kursi.
Dhanka kale Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxda Banaan ayaa tilmaamay in maanta ay Magaalada Dhuumasareeb ku qaban donaan Doorashada Kuriga ka Banaan Golaha Shacabka,isla markaana ka imaanaya Degaanada Galmudug.