TOP NEWS:- Kenya oo xabsiga dhigtay 35 Ganacsato ah Sabab?

0

Ciidamada booliska ee ka howlgala ismaamulka Uasin Gishu ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay ku soo 35 ruux oo u kala dhashay dalal kala duwan.

Booliska ayaa sheegay in dadka ay qabteen ay ku jiraan Ajaanib gaareysa ilaa iyo 25 qof,kuwaasi oo lagu eedeeyay in wadankaas ay si sharci darro ah ugu ganacsanayeen.

Sidoo kale waxa ay shaaciyeen laamaha booliska ee ka howlgala ismaamulka Uasin Gishu in ajaanibta ay qabteen 25 kamid ah ay u dhasheen Sudan halka kuwa kale ay u dhasheen dalalka 2 Uganda 2, Masar 2 dalka Nigeria.

Talliyaha booliska bariga magaladda Eldoret Richard Omanga oo xarigga ajaanibtani xaqijiyay ayaa sheegay in ay ka ganacsanayeen wadanka si sharciga baalmarsan.