Xildhibaan Aadan Cabdi Faarax oo ka mid ah baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ayaa madaxweyne Waare ku eedeeyay in uusan waxba ka qaban howlihii loo igmaday.
Wuxuu sheegay in Madaxweyne Waare uu ku fashilmay hoggaaminta Hirshabeelle uguna baaqayaan in uu xilka iska tiriyo.
Xildhibaan Aadan Kala-Dire ayaa sheegay in ka baarlamaan ahaan ay doonayaan isbedal dhab ah oo ka dhaca Hirshabeelle.
Wuxuu sheegay in madaxweynaha Hirshabeelle uu ka soo horjeestay la shaqeynta dowladda federaalka.