Maraykanka ayaa dhawaan sheegay inuu dhaqaalihi kajarayo falastiiniyiinta, kaasoo uu kubixin jiray taakuleynta ciidamada, waxbarashada, arimaha gargaarka, inka badan lixdan milyan oo doller oo uu siin jiray falastiiniyiinta ayuu sheegay inuu kajaranayo.
Hey,ada gargaarka iyo cunada u qaabilsan qaramada midoobay oo loo yaqaan (UNRWA) ayaa ku tilmaantay talaabada mareykanka mid ka dhan ah dad aan waxba galabsan.
hadaba maxay yihiin dhaqaalaha uu mareykanku siin jiray falastiin, xagee lagu bixiyaa, saameyn inteese le eg ayey kuyeelan kartaa falastiiniyiinta. su’aalahaas iyo kuwa kaleba waxaan weydiinay danjire maxamed Axmed caalin oo falanqeeya arimaha caalamka.121218_001