Qarax ayaa goordhaw waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw isgoyska Howlwadaag.
Qaraxan ayaa ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxshay, waxaana lagu weeraray xarunta degmada Hawl-wadaag.
ilaa iyo hadda si rasmi ah looma ogaan karo khasaaraha ka dhashay qaraxan, waxaana goobta soo gaaray gadiidka gurmadka deg dega ah, oo dhaawaca daabulaya.