AKHRISO:- RW khayre oo gaaray Magaaladda Baydhabo

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta tagay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre Magaalada Baydhabo.

Sababaha uu u tagay ayaa ah in uu ka qeyb galo Aaska Hooyadda dhashay Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shalay ku geeriyootay Magaalada Baydhabo.