Siyaasi Saalax Ibraahim oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa sheegay in qaabka uu Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya u soo xulanayo Golihiisa Wasiirada ay tahay mid aan wanaagsaneen,maadama sida uu tilmaamay uu Ra”iisul Wasaaraha Wasiirada uu donayo in Xukuumadiisa ay ku soo biraan ay marka qore ka mid yihiin Xildhibaanada Baarlamaanka taasina ay tahay mid aan Siyaasada ku habooneen sida uu hadalka u dhigay Siyaasiga.