DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug Oo Golihiisa Wasiirada Kala Hadlay Shir Uu Dhawaan Ka Qeyb Geli Doono

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxa uu kulan deg deg ah kula yeeshay Xubno ka tirsan golihiisa Wasiirada.

Kulanka ayaa intiisa badan ahaa mid xog-wareysi ah,sidoo kalena wadatashi uu kala sameynayey Madaxweyne Xaaf Shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo dhawaan ka furmaya Kismaayo