DHAGEYSO:-Somali Dhac Iyo Boob Xoogan Loogu Geestay Koofur Africa

0

Magaalada Joohaanis Beeg Ee Dalka Koofur Africa Ayaa Maanta Waxaa Ka Dhacay Dhac Iyo Boob Xoogan oo Loogeestay Dadka Dadka Ajnabigaa Ee Ku Nool Dadkaasi Dhibaatada Ugu Badan Ayaana Sameen Xoogan Ku Yeelatay  Dadka Somaliyeed Ee Ku Nool Dalkaasi.

Waxaa Ciidama Bolika Dadkaasi Ay Xabsiga Utaxaabeeb Ilaa Dhowr Ganacsato Somaliyeed Waxaa Boob Xoogan Loogeestay Dukaamadii Ay Kulahaayeen Sida uu Sheegayo Axmed Maxamed Xared oo Ka Mid Somalida Ku Nool Dadkaasi