Akhriso:-Gaas oo Magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA)

0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray 23 August 2018 ku magacaabay La-taliyaha Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).

Xeer Madaxweyne Lr. 112 August 23, 2018, kuna saabsan magacaabid La-taliye Hay’adda Jidadka Dowladda Puntland ee (PHA).

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay:                      Dastuurka Dowladda Puntland

Markay tixgeliyey:                Aqoontiisa iyo khibradiisa shaqo

Waxuu Xeeriyey:

  1. WaxaaCabdirisaaq Maxamed Xasanloo magacaabay la-taliyaha Hay’adda jidadka Dowadda Puntland ee (PHA).
  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay madaxweynuhu.